Luukos 8:10 - Kitaabka Quduuska Ah10 Wuxuu ku yidhi, Idinka waa laydin siiyaa inaad waxa qarsoon ee boqortooyadii Ilaah garataan, kuwa kalese masaallo ayaa loogu sheegaa, si ay goortay arkayaan ayan u arkin, oo si ay goortay maqlayaan ayan u garan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH10 Wuxuu ku yidhi, Idinka waa laydin siiyaa inaad waxa qarsoon ee boqortooyadii Ilaah garataan, kuwa kalese masaallo ayaa loogu sheegaa, si ay goortay arkayaan ayan u arkin, oo si ay goortay maqlayaan ayan u garan. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub10 Wuu u jawaabay oo ku yiri, “Waxaa la idin siiyay garashada sirta boqortooyada Illaah. Laakiin waxaan tusaale u isticmaalayaa inaan kuwa kale ku baro sida qoraalka loo oofiyo, “ ‘Wey fiiriyaan laakiin wax ma arkaan. Wey dhageystaan laakiin ma maqlaan mana fahmaan.’ Viz kapitola |