Luukos 7:32 - Kitaabka Quduuska Ah32 Waxay u eg yihiin carruur suuqa fadhida oo isu yeedhyeedhaysa iyagoo leh, Biibiile baannu idiin yeedhinnay, oo waad cayaari weydeen, waannu baroorannay oo waad ooyi weydeen. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH32 Waxay u eg yihiin carruur suuqa fadhida oo isu yeedhyeedhaysa iyagoo leh, Biibiile baannu idiin yeedhinnay, oo waad cayaari weydeen, waannu baroorannay oo waad ooyi weydeen. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub32 Waa sida caruur meelaha suuqa ah fadhiya oo isku dhahaya, “ ‘Waxaan idiin tunnay muusig, laakiin idinkuna ma eydan ciyaarin, markaas ayaan haddana idiin barooranay, laakiin ma eydan ooyin.’ Viz kapitola |