Luukos 7:11 - Kitaabka Quduuska Ah11 Markii dambe waxaa noqotay inuu galay magaalada Na'in la odhan jiray; waxaana raacay xertiisii, iyo dad badanba. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH11 Markii dambe waxaa noqotay inuu galay magaalada Na'in la odhan jiray; waxaana raacay xertiisii, iyo dad badanba. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub11 In yar kadib Ciise iyo xertiisa waxey tageen magaalada Na’in, dad badan ayaa la yimaaday. Viz kapitola |