Luukos 6:20 - Kitaabka Quduuska Ah20 Markaasuu kor u fiiriyey oo xertiisii eegay oo ku yidhi, Waxaa barakaysan kuwiinna masaakiinta ah, waayo, boqortooyadii Ilaah idinkaa leh. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH20 Markaasuu kor u fiiriyey oo xertiisii eegay oo ku yidhi, Waxaa barakaysan kuwiinna masaakiinta ah, waayo, boqortooyadii Ilaah idinkaa leh. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub20 Markaas ayaa Ciise intuu xertiisi fiiriyay ayuu ku yiri, “Waxaa barakeysan kuwiinan saboolka ah, waayo boqortooyada Illaahey idinka ayaa leh. Viz kapitola |