Luukos 6:13 - Kitaabka Quduuska Ah13 Oo goortay maalin noqotay ayuu xertiisii u yeedhay. Markaasuu laba iyo toban ka soo saaray, wuxuuna u bixiyey rasuullo; Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH13 Oo goortay maalin noqotay ayuu xertiisii u yeedhay. Markaasuu laba iyo toban ka soo saaray, wuxuuna u bixiyey rasuullo; Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub13 Subixii markii la gaaray, xertiisi oo dhan ayuu iskugu yeeray oo ka doortay laba iyo toban nin kana dhigay rasuullo. Viz kapitola |