Online Bible

- Reklamy -

Luukos 4:42 - Kitaabka Quduuska Ah

42 Goortii ay maalintii noqotay, ayuu baxay oo meel cidla ah tegey; dadkii badnaana way doondooneen oo u yimaadeen. Wayna qabteen si aanu uga tegin.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

42 Goortii ay maalintii noqotay, ayuu baxay oo meel cidla ah tegey; dadkii badnaana way doondooneen oo u yimaadeen. Wayna qabteen si aanu uga tegin.

Viz kapitola kopírovat

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

42 Subaxdii ku xigtay ayaa Ciise tagay meel cidla ah, dadkii ayaa isaga raadinayay markey yimaadeen meeshii uu joogay waxey u diideen inuu iyaga ka tago.

Viz kapitola kopírovat

Luukos 4:42

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy