Luukos 3:12 - Kitaabka Quduuska Ah12 Markaasaa waxaa u yimid cashuurqaadayaal in la baabtiiso, waxayna ku yidhaahdeen, Macallimow, annaguna maxaannu samaynaa? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH12 Markaasaa waxaa u yimid cashuurqaadayaal in la baabtiiso, waxayna ku yidhaahdeen, Macallimow, annaguna maxaannu samaynaa? Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub12 Xitaa canshuur qaadayaasha ayaa yimaadeen oo waxey doonayeen in la baabtiiso. Waxey Yooxanaa ku yiraahdeen, “Macalinow, maxaan samaynaa?” Viz kapitola |