Luukos 24:41 - Kitaabka Quduuska Ah41 Intay yaabsanaayeen iyagoo aan weli rumaysan farxad aawadeed, wuxuu ku yidhi, Halkan wax la cuno ma ku haysaan? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH41 Intay yaabsanaayeen iyagoo aan weli rumaysan farxad aawadeed, wuxuu ku yidhi, Halkan wax la cuno ma ku haysaan? Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub41 Farxad iyo yaab dartood ayey la rumeysan waayeen, markaas ayuu Ciise iyagii ku yiri, “Wax la cuno ma haysaan?” Viz kapitola |