Luukos 24:30 - Kitaabka Quduuska Ah30 Waxaa dhacay kolkuu cunto ula fadhiistay inuu kibista qaaday, oo barakeeyey, oo intuu kala jejebiyey ayuu siiyey. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH30 Waxaa dhacay kolkuu cunto ula fadhiistay inuu kibista qaaday, oo barakeeyey, oo intuu kala jejebiyey ayuu siiyey. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub30 Markii uu miiska la fariistay, ayuu intuu rooti qaaday, oo uu Illaahey u mahadceliyay, ayuu kala jabiyay kadibna iyaga ayuu u qeybiyay. Viz kapitola |