Luukos 24:13 - Kitaabka Quduuska Ah13 Laba ka mid ah iyaga waxay maalintaas qudheeda ku socdeen tuulo la odhan jiray Emma'us, tan Yeruusaalem u jirtay lixdan istaadiyon. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH13 Laba ka mid ah iyaga waxay maalintaas qudheeda ku socdeen tuulo la odhan jiray Emma'us, tan Yeruusaalem u jirtay lixdan istaadiyon. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub13 Isla maalintaas laba xertiisa ka mid ah ayaa u socday tuulo loo yaqaano Emma’us, oo toddoba mayl u jirta Yeruusaalem. Viz kapitola |