Luukos 23:40 - Kitaabka Quduuska Ah40 Laakiin kii kale ayaa jawaabay oo canaantay isagoo leh, Miyaanad xataa Ilaah ka baqin, waayo, isku xukun baad tihiin? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH40 Laakiin kii kale ayaa jawaabay oo canaantay isagoo leh, Miyaanad xataa Ilaah ka baqin, waayo, isku xukun baad tihiin? Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub40 Laakiin dembiilihii kale ayaa canaantay oo ku yiri, “Miyaadan Illaahey ka cabsaneyn, ileen isku xukun ayaad tihiine? Viz kapitola |