Luukos 23:2 - Kitaabka Quduuska Ah2 Kolkaasay bilaabeen inay ku ashtakeeyaan iyagoo leh, Waxaannu aragnay ninkan oo quruuntayada rogaya, oo diidaya in Kaysar cashuur la siiyo, oo odhanaya inuu qudhiisu yahay Masiix oo boqor ah. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH2 Kolkaasay bilaabeen inay ku ashtakeeyaan iyagoo leh, Waxaannu aragnay ninkan oo quruuntayada rogaya, oo diidaya in Kaysar cashuur la siiyo, oo odhanaya inuu qudhiisu yahay Masiix oo boqor ah. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub2 Waxeyna bilaabeen iney eed korka ka saaraan, iyagoo dhahaya, “Waxaan soo qabanay ninkan rabshada ka dhex wada dadkeena. Wuxuu diiday in canshuur la siiyo Kaysar wuxuuna sheegtay inuu yahay Masiixa, kan boqorka ah.” Viz kapitola |