Luukos 22:70 - Kitaabka Quduuska Ah70 Markaasay waxay wada yidhaahdeen, Haddaba miyaad tahay Wiilka Ilaah? Wuxuu ku yidhi, Waad tidhaahdeen inaan ahay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH70 Markaasay waxay wada yidhaahdeen, Haddaba miyaad tahay Wiilka Ilaah? Wuxuu ku yidhi, Waad tidhaahdeen inaan ahay. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub70 Markaas ayey kuligood weydiiyeen, “Haddaba adiga miyaa Wiilka Illaah?” Wuxuu ugu jawaabay, “Waad tiraahdeen inaan ahay.” Viz kapitola |