Luukos 22:53 - Kitaabka Quduuska Ah53 Goortaan maalin walba macbudka idinkula jiri jiray, gacmo iguma aydaan soo taagi jirin, laakiin tanu waa saacaddiinna iyo xoogga gudcurka. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH53 Goortaan maalin walba macbudka idinkula jiri jiray, gacmo iguma aydaan soo taagi jirin, laakiin tanu waa saacaddiinna iyo xoogga gudcurka. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub53 Maalin walba waxaan idin la joogay macbadka, waxna iguma eydan sameynin. Laakiin tani waa fursadiini, markey awoodda Shaydaanku wax xukumeyso.” Viz kapitola |