Luukos 22:47 - Kitaabka Quduuska Ah47 Intuu weli hadlayay, bal eeg, waxaa yimid dad badan, oo kii Yuudas la odhan jiray oo laba-iyo-tobanka ka mid ahaa ayaa hortooda socday. Wuxuuna u soo dhowaaday Ciise inuu dhunkado. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH47 Intuu weli hadlayay, bal eeg, waxaa yimid dad badan, oo kii Yuudas la odhan jiray oo laba-iyo-tobanka ka mid ahaa ayaa hortooda socday. Wuxuuna u soo dhowaaday Ciise inuu dhunkado. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub47 Intuu weli hadlayay ayaa waxaa yimid dad badan, waxaana hogaaminayay Yuudas, mid ka mid ah laba iyo tobankii xerta ahaa. Wuxuu u soo dhawaaday Ciise oona dhunkaday. Viz kapitola |