Luukos 22:3 - Kitaabka Quduuska Ah3 Markaasaa Shayddaanku wuxuu galay Yuudas, kan Iskariyod la odhan jiray, isagoo ka mid ah tirada laba-iyo-tobanka. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH3 Markaasaa Shaydaanku wuxuu galay Yuudas, kan Iskariyod la odhan jiray, isagoo ka mid ah tirada laba-iyo-tobanka. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub3 Markaas ayuu Shaydaanku galay Yuudas, kaasoo lagu magacaabi jiray Iskariyod, wuxuuna ka mid ahaa laba iyo tobankii xerta Ciise. Viz kapitola |