Luukos 21:7 - Kitaabka Quduuska Ah7 Markaasay weyddiiyeen oo ku yidhaahdeen, Macallimow, goormay waxyaalahanu ahaan doonaan, oo calaamadu maxay ahaan doontaa goortii waxyaalahanu ay dhowaan doonaan? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH7 Markaasay weyddiiyeen oo ku yidhaahdeen, Macallimow, goormay waxyaalahanu ahaan doonaan, oo calaamadu maxay ahaan doontaa goortii waxyaalahanu ay dhowaan doonaan? Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub7 Markaas ayey weydiiyeen, “Macalin, waxyaalahan goorma ayey dhici doonaan? Calaamadee ayaan ku garan doonaa iney dhici rabaan?” Viz kapitola |