Luukos 20:20 - Kitaabka Quduuska Ah20 Wayna dayayeen, oo ay u soo direen jaajuusiin iska dhigaya dad xaq ah, si ay hadalkiisa ugu qabtaan, oo ay ugu gacangeliyaan talada iyo amarka taliyaha. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH20 Wayna dayayeen, oo ay u soo direen jaajuusiin iska dhigaya dad xaq ah, si ay hadalkiisa ugu qabtaan, oo ay ugu gacangeliyaan talada iyo amarka taliyaha. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub20 Kuwii Ciise cadowgiisa ahaa ayaa ilaalinayay isaga, waxeyna u soo direen jaajuusiin iska dhigay kuwa daacad ah. Laakiin waxey rabeen iney Ciise hadalkiisa qalad ka helaan, oo ey u gacan galiyaan taliyaha iyo amarka madaxda dowladda. Viz kapitola |