Luukos 20:16 - Kitaabka Quduuska Ah16 Wuu iman doonaa oo beerreydaas dili doonaa, oo dad kale ayuu beerta canabka ah u dhiibi doonaa. Goortay taas maqleen waxay yidhaahdeen, Yaanay noqon. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH16 Wuu iman doonaa oo beerreydaas dili doonaa, oo dad kale ayuu beerta canabka ah u dhiibi doonaa. Goortay taas maqleen waxay yidhaahdeen, Yaanay noqon. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub16 Wuu u imaan doonaa oo dili doonaa kiroolayaasha, beerta canabka ahna wuxuu siin doonaa kuwa kale.” Markey dadkii sheekadan maqleen, waxey yiraahdeen, “Illaahey naguma keeno!” Viz kapitola |