Luukos 2:14 - Kitaabka Quduuska Ah14 Ilaah ha ku ammaanmo meelaha ugu sarreeya, Xagga dhulkana nabad ha ahaato dadka ka farxiya Ilaah dhexdooda. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH14 Ilaah ha ku ammaanmo meelaha ugu sarreeya, Xagga dhulkana nabad ha ahaato dadka ka farxiya Ilaah dhexdooda. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub14 “Ammaan ha u sugnaato Illaahey isaga oo jooga meelaha ugu sareeya, xagga dhulkana nabad ha u ahaato kuwii nimcada Rabbiga helay.” Viz kapitola |