Online Bible

- Reklamy -




Luukos 18:8 - Kitaabka Quduuska Ah

8 Waxaan idinku leeyahay, Dhaqsoba wuu u xaq siin doonaa; hase ahaatee goortuu Wiilka Aadanahu yimaado, markaas rumaysad ma ka heli doonaa dhulka?

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

8 Waxaan idinku leeyahay, Dhaqsoba wuu u xaq siin doonaa; hase ahaatee goortuu Wiilka Aadanahu yimaado, markaas rumaysad ma ka heli doonaa dhulka?

Viz kapitola kopírovat

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

8 Waxaan idin ku leeyahay, wuu xaq siin doonaa, waliba si dhaqso ah. Si kastaba ha ahaatee, markii uu Wiilka Aadanahu yimaado, miyuu ka heli doonaa rumeysad dhulka?”

Viz kapitola kopírovat




Luukos 18:8

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy