Luukos 17:7 - Kitaabka Quduuska Ah7 Laakiin kiinnee baa leh addoon dhulka jaraya ama adhi jiraya, oo ku odhan doona goortuu beerta ka yimaado, Dhaqso u kaalay oo cunto u fadhiiso? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH7 Laakiin kiinnee baa leh addoon dhulka jaraya ama adhi jiraya, oo ku odhan doona goortuu beerta ka yimaado, Dhaqso u kaalay oo cunto u fadhiiso? Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub7 “Kasoo qaad midkiin ayaa leh shaqaalo beerta u fala ama idaha u ilaaliya. Miyuu ku dhahayaa shaqaalihiisa marka uu beerta ka yimaado, ‘Kaalay soo fariiso oo wax cun’? Viz kapitola |