Luukos 16:9 - Kitaabka Quduuska Ah9 Oo waxaan idinku leeyahay, Saaxiibbo ku samaysta maalka xaqdarrada in goortuu dhammaado ay idiinku dhoweeyaan degmooyinka weligood ah. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH9 Oo waxaan idinku leeyahay, Saaxiibbo ku samaysta maalka xaqdarrada in goortuu dhammaado ay idiinku dhoweeyaan degmooyinka weligood ah. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub9 Waxaana idin ku leeyahay, haddii aad ku sameystaan hanti saaxiibo aan daacad ahayn markey idin ka dhamaato, waxey idin kusoo dhoweyn doonaan guryahooda daa’iimka ah.” Viz kapitola |