Luukos 15:8 - Kitaabka Quduuska Ah8 Ama naagtee baa toban daraakmo oo lacag ah leh, oo hadday daraakmo lumiso, aan laambad shidin, oo aan guriga xaaqin, oo aan dadaal ku doonin ilaa ay hesho? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH8 Ama naagtee baa toban daraakmo oo lacag ah leh, oo hadday daraakmo lumiso, aan laambad shidin, oo aan guriga xaaqin, oo aan dadaal ku doonin ilaa ay hesho? Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub8 “Ama kasoo qaad haweeney ayaa haysatay toban shilin oo qalin ah mid ayaana ka lumay. Miyaysan daareyn feynuus, oo eysan xaaqeyn guriga si fiicanna eysan u raadineyn illaa ey ka hesho? Viz kapitola |