Luukos 15:6 - Kitaabka Quduuska Ah6 Oo goortuu guriga yimaado, aan isugu yeedhin saaxiibbadiisa iyo derisyadiisa, isagoo ku leh, Ila farxa, waayo, waxaan helay laxdaydii iga hallowday? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH6 Oo goortuu guriga yimaado, aan isugu yeedhin saaxiibbadiisa iyo derisyadiisa, isagoo ku leh, Ila farxa, waayo, waxaan helay laxdaydii iga hallowday? Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub6 guriga ayuuna aadaa. Kadibna wuxuu iskugu yeeraa saaxiibadiis iyo deriskiisa wuxuuna ku yiraahdaa, ‘Ila farxa, waxaan helay laxdii iga luntay.’ Viz kapitola |