Luukos 15:27 - Kitaabka Quduuska Ah27 Markaasuu ku yidhi, Walaalkaa ayaa yimid, aabbahaana dibigii yaraa ee la shishleeyey ayuu u gowracay, waayo, ladnaan buu ku helay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH27 Markaasuu ku yidhi, Walaalkaa ayaa yimid, aabbahaana dibigii yaraa ee la shishleeyey ayuu u gowracay, waayo, ladnaan buu ku helay. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub27 Markaas ayuu ugu jawaabay, ‘Walaalkaa ayaa yimid, aabahaana wuxuu u qalay weyl buuran sababtoo ah si nabad ah ayuu ku soo laabtay.’ Viz kapitola |