Luukos 15:22 - Kitaabka Quduuska Ah22 Laakiin aabbihii ayaa addoommadiisii ku yidhi, Dhaqso u soo bixiya khamiiska ugu wanaagsan oo u geliya, kaatunna gacanta u geliya, kabona cagaha u geliya. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH22 Laakiin aabbihii ayaa addoommadiisii ku yidhi, Dhaqso u soo bixiya khamiiska ugu wanaagsan oo u geliya, kaatunna gacanta u geliya, kabona cagaha u geliya. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub22 “Laakiin aabihii ayaa shaqaalihiisi ku yiri, ‘Dhaqsada! U keena dharka midka ugu fiican oo u xira. Faraanti iyo kabana u galiya. Viz kapitola |