Online Bible

- Reklamy -




Luukos 15:20 - Kitaabka Quduuska Ah

20 Markaasuu kacay, oo wuxuu u yimid aabbihii, laakiin intuu weli ka fogaa ayaa aabbihiis arkay, waana u naxariistay, oo ku soo orday oo qoortuu iskaga duubay, oo dhunkaday.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

20 Markaasuu kacay, oo wuxuu u yimid aabbihii, laakiin intuu weli ka fogaa ayaa aabbihiis arkay, waana u naxariistay, oo ku soo orday oo qoortuu iskaga duubay, oo dhunkaday.

Viz kapitola kopírovat

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

20 Wuu baxay wuxuuna aaday aabihiis. “Laakiin markii uu meel dheer kasoo muuqday ayaa aabihiis arkay wuxuuna u dareemay naxariis, wiilkiisii ayuu ku orday, intuu habsiiyay ayuu dhunkaday.

Viz kapitola kopírovat




Luukos 15:20

Následuj nás:

Reklamy


Reklamy