Luukos 15:13 - Kitaabka Quduuska Ah13 Maalmo aan badnayn dabadeed wiilkii yaraa waa wada urursaday wax walbaba, oo dhul fog ayuu u safray, halkaas ayuuna wixiisii ku khasaariyey, isagoo iska tumaya. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH13 Maalmo aan badnayn dabadeed wiilkii yaraa waa wada urursaday wax walbaba, oo dhul fog ayuu u safray, halkaas ayuuna wixiisii ku khasaariyey, isagoo iska tumaya. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub13 “Wax yar kadib, wiilkii yaraa ayaa qaatay wax walba uu lahaa, waxa uuna u guuray waddan kale halkaas ayuuna nolol micno daro ah ugu dhameeyay hantidiisi oo dhan. Viz kapitola |