Luukos 15:12 - Kitaabka Quduuska Ah12 Kii yaraa ayaa aabbihii ku yidhi, Aabbow, waxaaga qaybtii aan heli lahaa i sii. Markaasuu iyaga u qaybiyey wuxuu ku noolaa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH12 Kii yaraa ayaa aabbihii ku yidhi, Aabbow, waxaaga qaybtii aan heli lahaa i sii. Markaasuu iyaga u qaybiyey wuxuu ku noolaa. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub12 Midkii yaraa ayaa aabihiis ku yiri, ‘Aabe, isii qeybta aan ku leeyahay dhaxalkaaga.’ Markaas ayuu aabahoodna hantidiisi labadooda u kala qeybiyay. Viz kapitola |