Luukos 14:18 - Kitaabka Quduuska Ah18 Markaasay kulligood waxay bilaabeen inay fikir keliya ku marmarsiiyoodaan. Kii u horreeyey ayaa ku yidhi, Beer baan iibsaday, oo waa inaan tago oo aan soo arko. Waxaan kaa baryayaa inaad iga raalli ahaato. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH18 Markaasay kulligood waxay bilaabeen inay fikir keliya ku marmarsiiyoodaan. Kii u horreeyey ayaa ku yidhi, Beer baan iibsaday, oo waa inaan tago oo aan soo arko. Waxaan kaa baryayaa inaad iga raalli ahaato. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub18 “Laakiin dhamaantood waxey bilaabeen iney ka cududaartaan. Kii koowaad ayaa yiri, ‘Beer ayaan hadda dhow gatay waana qasab inaan baxo oo soo fiiriyo. Fadlan iga raalinoqo.’ Viz kapitola |