Luukos 11:4 - Kitaabka Quduuska Ah4 Oo naga cafi dembiyadayada, waayo, annaguba waa u cafinnaa mid walba oo aannu qaan ku leennahay, oo jirrabaaddana ha noo kaxayn. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH4 Oo naga cafi dembiyadayada, waayo, annaguba waa u cafinnaa mid walba oo aannu qaan ku leennahay, oo jirrabaaddana ha noo kaxayn. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub4 Dembiyadeena naga cafi, sida aan anaguba u cafino kuwa noo gafay. Oo jarribaadda ha noo kaxayn, laakiin naga badbaadi kan sharta leh.’ ” Viz kapitola |