Luukos 11:37 - Kitaabka Quduuska Ah37 Goortuu hadlayay, nin Farrisi ah ayaa weyddiistay inuu wax la cuno; wuuna galay gurigiisa, oo cunto u fadhiistay. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH37 Goortuu hadlayay, nin Farrisi ah ayaa weyddiistay inuu wax la cuno; wuuna galay gurigiisa, oo cunto u fadhiistay. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub37 Ciise goortuu hadalkii dhameystay, nin Farrisi ah ayaa gurigiisi ugu casuumay iney isla cunteeyaan, markaas ayuu raacay oo cunto u fariistay. Viz kapitola |