Luukos 11:34 - Kitaabka Quduuska Ah34 Ilayska jidhkaagu waa ishaada, ishaaduna markay hagaagsan tahay, jidhkaaga oo dhammu waa iftiimaa, laakiin goortay xun tahay, jidhkaaguna waa gudcur. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH34 Ilayska jidhkaagu waa ishaada, ishaaduna markay hagaagsan tahay, jidhkaaga oo dhammu waa iftiimaa, laakiin goortay xun tahay, jidhkaaguna waa gudcur. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub34 Ishu waa ilayska jirka. Indhahaagu haddii ey caafimaad qabaan, jirkaaga oo dhan ayaa iftiin lahaanaya. Laakiin haddii eysan caafimaad qabin, jirkaagoo dhan ayaa mugdi noqonaya. Viz kapitola |