Luukos 11:2 - Kitaabka Quduuska Ah2 Wuxuu ku yidhi, Goortaad tukanaysaan dhaha, Aabbahayaga jannada ku jirow, magacaagu quduus ha ahaado, boqortooyadaadu ha timaado. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH2 Wuxuu ku yidhi, Goortaad tukanaysaan dhaha, Aabbahayaga jannada ku jirow, magacaagu quduus ha ahaado, boqortooyadaadu ha timaado. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub2 Ciisana wuxuu ku yiri, “Markaad tukaneysaan Sidan dhaha, “ ‘Aabaheena jannada ku jirow, magacaagu quduus ha ahaado, boqortooyadaadu ha timaado, doonistaada dhulka ha lagu yeelo sida jannada loogu yeelo. Viz kapitola |