Luukos 10:40 - Kitaabka Quduuska Ah40 Laakiin Maarta waxaa jiidanaysay hawl badan, oo intay u timid ayay ku tidhi, Sayidow, miyaanay waxba kula ahayn in walaashay i daysay inaan keligay adeego? Haddaba la hadal inay ila qabato. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH40 Laakiin Maarta waxaa jiidanaysay hawl badan, oo intay u timid ayay ku tidhi, Sayidow, miyaanay waxba kula ahayn in walaashay i daysay inaan keligay adeego? Haddaba la hadal inay ila qabato. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub40 Laakiin Maarta waxey ku mashquulsaneyd wax diyaaris kale oo loo baahnaa. Markaas ayey Ciise u timaadey oo ku tiri, “Sayidow, miyey waxba kula aheyn walaashey iney shaqada oo dhan igu dhaafto? Haddaba kac caawi ku dheh!” Viz kapitola |