Luukos 1:11 - Kitaabka Quduuska Ah11 Markaasaa waxaa isaga u soo muuqatay malaa'igtii Rabbiga oo taagnayd meeshii fooxa lagu shido midigteeda. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH11 Markaasaa waxaa isaga u soo muuqatay malaa'igtii Rabbiga oo taagnayd meeshii fooxa lagu shido midigteeda. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub11 Markaas ayaa waxaa Sakariyas u muuqday malag xagga Rabbiga ka yimid, kaasoo taagnaa dhinaca midig ee meesha fooxa lagu shido. Viz kapitola |