Galatiya 4:24 - Kitaabka Quduuska Ah24 Waxyaalahanu waa masaal, waayo, dumarkanu waxay ka dhigan yihiin laba axdi, mid Buur Siinay buu ka yimid isagoo u dhalaya addoonnimo, taasu waa Haagaar. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH24 Waxyaalahanu waa masaal, waayo, dumarkanu waxay ka dhigan yihiin laba axdi, mid Buur Siinay buu ka yimid isagoo u dhalaya addoonnimo, taasu waa Haagaar. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub24 Waxyaalahan oo dhan waxey leeyihiin micno kale. Labada naag waxey u taaganyihiin laba axdi, naagta ugu horeyso, Haagaar waxey u taagan tahay Buur Siinay halkaasoo ey dadka ku heleen sharciga iyaga adoonsaday. Viz kapitola |