Online Bible

- Reklamy -

Galatiya 2:9 - Kitaabka Quduuska Ah

9 oo kolkay ogaadeen nimcada lay siiyey, Yacquub iyo Keeyfas iyo Yooxanaa, iyagoo loo sharfay sida tiirar, waxay aniga iyo Barnabas na siiyeen gacanta midigta oo wehelnimada, inaannu annagu u tagno dadka aan Yuhuudda ahayn, iyaguna ay u tagaan kuwa gudan.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

9 Yacquub, Keeyfas iyo Yooxanaa kuwaas oo kaniisadda tiirar u ah ayaa aqoonsadeen nimcada Illaahey i siiyay, aniga iyo Barnabasna waxey na siiyeen gacanta midigta ee wehelnimada. Waxeyna nagu dhiirageliyeen inaan usii wacdino dadka aan Yuhuudda ahayn, oo iyaguna wey kasii shaqeynayaan Yuhuudda.

Viz kapitola kopírovat

Galatiya 2:9

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy