Online Bible

- Reklamy -

Galatiya 2:2 - Kitaabka Quduuska Ah

2 Sidii la iigu muujiyey ayaan u tegey, oo waxaan iyaga hor dhigay injiilka aan dadka aan Yuhuudda ahayn ku wacdiyo, laakiinse waxaan gooni ahaan u tusay kuwii sharafta lahaa, si aanan u ahaan mid waxtarla'aan iska ordaya ama hore u orday.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

2 Waxaan halkaas u tagay Illaahey ayaa ii muujiyay inaan tago. Intaan halkaas joogay waxaan la kulmay kuwa kaniisadda hogaamiya, waxaana iyaga la wadaagay injiilka aan u wacdinayay dadka aan Yuhuudda ahayn. Waxaan ka hubinayay in shaqada aan sameynayo ey micno daro ahayn.

Viz kapitola kopírovat

Galatiya 2:2

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy