Online Bible

- Reklamy -

Falimaha 7:42 - Kitaabka Quduuska Ah

42 Laakiin Ilaah baa ka jeestay, oo wuxuu faraha uga qaaday inay u adeegaan guutada samada; sida ay ugu qoran tahay kitaabka nebiyada, Bal reer binu Israa'iilow, afartankii sannadood oo aad cidlada joogteen, Ma anigaad i siiseen xoolo qalan iyo allabaryo?

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

42 Laakiin Illaahey wuu ka jeestay iyaga, kadib waxey bilaabeen iney caabudaan waxyaalaha samada ku jira sida qoraxda, xiddigaha iyo dayaxa, sida ku qoran buugga nebiyada. “ ‘Miyaad ii qasheen xoolo ama ii keenteen allabari, afartankii sano ee aad cidlada joogteen, reer binu Israa’iilow?

Viz kapitola kopírovat

Falimaha 7:42

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy