Falimaha 7:26 - Kitaabka Quduuska Ah26 Oo maalintii ku xigtay ayuu iyagoo diriraya u yimi, oo wuxuu damcay inuu heshiisiiyo, markaasuu yidhi, Niman yahow, walaalaad tihiine; maxaad isu dulmaysaan? Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH26 Oo maalintii ku xigtay ayuu iyagoo diriraya u yimi, oo wuxuu damcay inuu heshiisiiyo, markaasuu yidhi, Niman yahow, walaalaad tihiine; maxaad isu dulmaysaan? Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub26 Maalintii xigtay Muuse wuxuu arkay laba reer binu Israa’iil ah oo dagaalamaya. Wuxuu damcay inuu heshiisiiyo isaga oo ku yiri, ‘Niman yahow waxaa tihiin walaalo, maxaad u dagaalameysaan?’ Viz kapitola |