Falimaha 7:19 - Kitaabka Quduuska Ah19 Isaguna waa khiyaaneeyey dadkeenna, awowayaasheenna wuu xumeeyey, oo wuxuuna ku qasbay inay ilmahoodii yaryaraa iska tuuraan si ayan u sii noolaan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH19 Isaguna waa khiyaaneeyey dadkeenna, awowayaasheenna wuu xumeeyey, oo wuxuuna ku qasbay inay ilmahoodii yaryaraa iska tuuraan si ayan u sii noolaan. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub19 Wuu khiyaaneeyay dadkeeni wuuna silciyay oo wuxuu awoowayaasheen ku qasbay iney ilmahooda yar yar banaanka dhigaan si ey u dhintaan. Viz kapitola |