Falimaha 4:13 - Kitaabka Quduuska Ah13 Markay arkeen Butros iyo Yooxanaa dhiirranaantoodii, oo ay garteen inay yihiin niman aan wax baran, jaahiliinna ah, ayay yaabeen; markaasay garteen inay Ciise la joogi jireen. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH13 Markay arkeen Butros iyo Yooxanaa dhiirranaantoodii, oo ay garteen inay yihiin niman aan wax baran, jaahiliinna ah, ayay yaabeen; markaasay garteen inay Ciise la joogi jireen. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub13 Markey arkeen Butros iyo Yooxanaa dhiiranaantooda oo eyna ogaadeen iney niman caadiya oo aanan wax baran yihiin, aad ayey u yaabeen, waxeyna garteen iney Ciise la joogi jireen. Viz kapitola |