Falimaha 3:2 - Kitaabka Quduuska Ah2 Waxaa la soo qaaday nin curyaannimo uurkii hooyadiis kala soo baxay oo maalin walba la ag dhigi jiray albaabka macbudka oo la odhan jiray Qurux Badane inuu kuwa macbudka gelayay dawarsado. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH2 Waxaa la soo qaaday nin curyaannimo uurkii hooyadiis kala soo baxay oo maalin walba la ag dhigi jiray albaabka macbudka oo la odhan jiray Qurux Badane inuu kuwa macbudka gelayay dawarsado. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub2 Haddaba waxaa jiray nin illaa maalintii uu dhashay curyaan ahaa kaasoo maalin walba la soo jiifin jiray albaabka macbadka ee la yiraahdo Quruxbadane si uu u tuugsado dadka galaya macbadka. Viz kapitola |