Falimaha 3:11 - Kitaabka Quduuska Ah11 Oo intuu Butros iyo Yooxanaa ku dhegganaa ayay dadkii oo dhammu ku soo wada ordeen balbaladii la odhan jiray Balbaladii Sulaymaan iyagoo aad u yaabsan. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH11 Oo intuu Butros iyo Yooxanaa ku dhegganaa ayay dadkii oo dhammu ku soo wada ordeen balbaladii la odhan jiray Balbaladii Sulaymaan iyagoo aad u yaabsan. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub11 Intuu ninkii ku dhaganaa Butros iyo Yooxanaa, ayaa dadkii oo wada yaaban ku soo ordeen uguna yimaadeen meeshii la oran jiray Balbaladii Sulaymaan. Viz kapitola |