Online Bible

- Reklamy -

Falimaha 28:7 - Kitaabka Quduuska Ah

7 Haddaba meeshaas waxaa u dhowaa dhulal uu leeyahay ninkii gasiiradda madaxda u ahaa oo magiciisa la odhan jiray Bobliyos. Kaasuna waa na soo dhoweeyey, oo intii saddex maalmood ah ayuu si sharaf ah noo marti qaaday.

Viz kapitola kopírovat

KITAABKA QUDUUSKA AH

Ereyga Illaahey Axdiga Cusub

7 Meelahaas waxaa ku yaalay dhul uu iskalahaa nin la yiraahdo Bobliyos, taliyihii jasiiraddaas. Wuxuu na tusay deeqsinimo martigelin saddex maalmood.

Viz kapitola kopírovat

Falimaha 28:7

Následuj nás:

Reklamy

Reklamy