Falimaha 2:19 - Kitaabka Quduuska Ah19 Oo waxaan samada sare ka muujin doonaa yaabab, Dhulka hoosena waxaan ka muujin doonaa calaamooyin, Kuwaas oo ah dhiig iyo dab iyo uumiskii qiiqa. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH19 Oo waxaan samada sare ka muujin doonaa yaabab, Dhulka hoosena waxaan ka muujin doonaa calaamooyin, Kuwaas oo ah dhiig iyo dab iyo uumiskii qiiqa. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub19 Oo waxaan samada ka muujin doonaa yaabab dhulkana calaamooyin, dhiig, dab iyo qiiq aad u weyn. Viz kapitola |