Falimaha 16:40 - Kitaabka Quduuska Ah40 Oo markay xabsigii ka soo baxeen waxay galeen gurigii Ludiya, oo kolkay walaalihii arkeenna ayay dhiirigeliyeen oo ka tageen. Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH40 Oo markay xabsigii ka soo baxeen waxay galeen gurigii Ludiya, oo kolkay walaalihii arkeenna ayay dhiirigeliyeen oo ka tageen. Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub40 Laakiin Bawlos iyo Silas markey xabsiga kasoo baxeen waxey toos u aadeen guriga Ludiya, halkaas ayey kula kulmeen walaalaha oo aaminsan oo wey dhiirigeliyeen, kadibna wey tageen. Viz kapitola |