Falimaha 14:9 - Kitaabka Quduuska Ah9 Isagu wuxuu maqlay Bawlos oo hadlaya, kaasoo indhaha aad ugu fiiriyey, gartayna inuu rumaysad uu ku bogsan karo leeyahay, Viz kapitolaKITAABKA QUDUUSKA AH9 Isagu wuxuu maqlay Bawlos oo hadlaya, kaasoo indhaha aad ugu fiiriyey, gartayna inuu rumaysad uu ku bogsan karo leeyahay, Viz kapitolaEreyga Illaahey Axdiga Cusub9 Isaga oo dhagaysanaya Bawlos hadalkiisa, ayaa Bawlos si toos ah u fiiriyay wuxuuna arkay inuu iimaansanaa in la bogsiin karo. Viz kapitola |